Axmed Madoobe oo la kulmay Wakiilo katirsan Beesha Caalamka (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha  Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka gaarka ah ee Xoghaya guud ee Qaramada midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya James Swan, waxaa kale oo wafdi kamid ahaa Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Madeira, xubno kasocday Midowga Yurub iyo … Continue reading Axmed Madoobe oo la kulmay Wakiilo katirsan Beesha Caalamka (Daawo Sawirro)